Oddbean new post about | logout
 Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qorshaha dowladda kadib xoreynta dalka

DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamaareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug uga qayb galay kulan dadweyne oo shacabka soomaaliyeed ay su’aalo toos ah uga weydiiyeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo qorshaha dowladda ee kaddib xoreynta dalka.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabay su’aalo…

https://worldnewslivetv.com/africa/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-qorshaha-dowladda-kadib-xoreynta-dalka/